DEGDEG: Janaraal Fartaag iyo Maxamed Cabdi Oogle oo ku dhaawacmay qarixii hotelka SYL

far

iyadoo qarax aad.u culus uu ka dhacay.maanta Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa dad badan.wax ku noqdeen.

Shakhsiyaadka.ilaa iyo hadda Gedo Times ay.ogaatay in ku,dhaawacmeen Qaraxa.Hotel SYL waxaa kamid.ah madaxweyne kuxigeenkii hore jubbaland Janaraal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo sarkaal ka tirsan hay’adda hormarinta u qaabilsan QM ee UNDP, kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Oogle.

Dhaawaca ragani ayaa lasheegayaa in uu yahay mid sahlan waxaana xiliga uu qaruxu dhacayay.ay ku sugnaayeen.gudaha.hotelka.SYL.

sidoo kale khasaaraha.kadhashay.qaraxani nafhurnimo ee lagu.weeraray Hotelka SYL ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay laba iyo toban.ruux halka tiro,sodon.kabadane ay ku dhaawacmeen sida laga soo,xigtay saraakiisha caafimaadka.

WIXII KUSOO KORDHA.KALA SOCO GEDO TIMES INSHA ALLAH

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.