Kismaayo: Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf Eid u howlgala idaacada Radio kulmiye aya hada xabsiga loo taxaabay

Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf u howlgala idaacada Radio kulmiye ayaa hada xabsiga loo taxaabay Xili uu ku jiray siminaar ay waday UNSOM oo kasocday Hotel kismaayo
Lama oga sababta loo kaxeystay jaylaani Mana ahan markii ugu horeysay oo wariye si gar ah loogu geysto xarig.

Waxana loo maleynayaa in qaar kamid ah wariyaashii kasoo qeyb galay siminaarka ay ka danbeeyen tuhunka lagu watay wariye jaylaani, maamulka Kismaayo ayaa caado kadhigtey xariga wariyaasha madax banana ayaakoo kajoojiyey wariyaasha inay sii daayaan war aan laga kontoroolin, wariyaasha madax banana xor uma ahan inay war diraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.