FAAFAAHIN: Akhriso Wasiiro,Xildhibaano iyo Wariyayaal ku dhaawacmay Qarixii Hotelka SYL.

mareeye

waxaa isa soo taraya dadka wax ku noqday qarixii maanta ka.dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Dadka.qaraxani ku.dhaawacmay.waxaa kamid ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Xayir Maareeye, Wasiirka Dekadaha Nuur Faarax, iyo wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa.

Xildhibaano,ayaa.sidoo,kale.kamid ah.dadka qaraxyadani ku dhaawacmay, sidoo kale qaar kamid ah wariyayaasha ka hawlgala Magaalada Muqdisho ayaa kamid ah dadka qaraxyadani ku.dhaawacmay.

Wali waxaa isa soo taraya Magacyada shakhsiyaadka qaraxyadani wax ku,noqday.

WIXII KUSOO,KORDHA HA MOOGAAN GEDO TIMES

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.