Wararka Maanta
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo jeediyay in dib loo dhigo doorashada Galmudug
Warsaxafadeed Doorashada Galmudug (Muqdisho 19/03/2017) Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto […]
Dhagesyo:Booqashadii Madaxwaynaha Kenya ku tagay dhoobley oo dowlada soomaliya Wax Ka Ogayd iyo Madaxwaynha Somaliya oo Kenya tagaya
Madaxwayanaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa booqosho aan lashaacin ku tagay xeryaha ciidamada Kenya ee ku lee yihiin Dhoobley soomaliya ciidamadaan oo kamida ciidamada Amisom, […]
Boosaaso Oo lagu soo Bandhigay Markabkii lagu Afduubtay Dhawaan Xeebaha puntalnd .
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay in ay ahaayeen burcad badeeda Soomaalida balse […]
Daaw:Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin
Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin ay kawadeen Deegaanada Hoos yimaada Balanbale, deegaanada biya dhamiska […]
Video+Cod+Sawiro:Maamulka Degmada Balanbale oo Qoysas Danyar ah u qaybiyay Deeq Lacag ah
Maamulka Degamda Balanbale ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha Balanbale ayaa Deeq lacag ah oo katimid Jaaliyada Waqooyiga Gobalka Galgaduud waxaa ay Gudoonsiiyeen […]
Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo ka Tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo Goordhaweyd Geeriyooday
Ala Ha u Naxariistee waxaa goordhaweyd isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ku geeriyooday Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamanka […]
Maqal iyo Muqaal:Baladxaawo Maalin Qad oo Walaalkaa Quudi ayaa xawli kusocota
Dhalinyarada ku nool degmada Baladxaawo oo kashanaya qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxay kawadaan qorshe lagu taalkulaynayo dadka amaaruhu saameeyeyn oo loogu magac daray […]
Maqal iyo Muuqaal:Barlamaanka Soomaliay oo Meel mariyey Qarar ku Aadan Abaaraha
Barlamaanka Soomaliay ayaa Meel mariyey Qarar ku Aadan Qarashka loogu talagay abaaraha meeshay Maraan, waxaana soo gaarey Barlamaanka Soomaliya warar sheegaya in si aan wanaagsanayn […]
Uhuro Kenyata oo Booqday Saldhigyada Ciidamada Kenya ee Dhoobley+Sawirro
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta booqasho aan horey loosii shaacinin ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ee dalka Soomaliya, Safarkiisa Magaalada […]
Dhageyso: Dowladda Soomaaliya oo ku edeeysey Sacuudiga iyo yemen Qaxootiga la Xasuuqay
Ku Simaha Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar ayaa waxuu sheegay in Weerarkii duqeynta ahaa ee lagu Dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa […]