Dhageyso: Dowladda Soomaaliya oo ku edeeysey Sacuudiga iyo yemen Qaxootiga la Xasuuqay

hadliye

Ku Simaha Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar ayaa waxuu sheegay in Weerarkii duqeynta ahaa ee lagu Dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa Dalka Yemen, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in falkaasi lagu laayay dadka Soomaaliyeed ay ka danbeeyaan isbahaysiga uu hoggaamiyo dalka Sacuudiga iyo Dowladda Yemen.

Kusimaha Wasiirka Arimaha Dibada ayaa sheegey 42-Qof oo Soomaali ah ayaa Wasiirku uu xaqiijiyay inay ku dhinteen Doonta la duqeeyay, sidoo kale wuxuu sheegay inay jiraan dad kale oo dhaawacmay kuwaas haatan lala tacaalayo Xaaladooda Caafimaad.
Halkaan kadhagyso wasirrkoo u waramayey Warbaahinta Qaranka Soomaliya.
halkaan riix

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.