Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo Muqdisho Soo Gaaray Lana kulmay Madaxda Dalka “Sawiro”

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, axaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka socday AMISOM, Gudoomiyaha U jeedka uu u yimid Muqdisho ayaa la xaqiijiyey in ay la xiriirto Abaaraha ka jira Soomaaliya iyo sidoo kale dardar Gelinta Howlgalka lagula dagaalamayo al-shabaab.

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa lakulmay Madaxwyanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxayna kawada hadleen sidii loola dagaalmi lahaa al-shabaab iyo in labo sano gudoohood Ciidamada Afrikaaniiska ah ee Amisom dalka uga bixilahaayeen taasoo ku dhamaatay is afgarad.
FARMAJO

muse

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.