Video+Cod+Sawiro:Maamulka Degmada Balanbale oo Qoysas Danyar ah u qaybiyay Deeq Lacag ah

Maamulka Degamda Balanbale ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha Balanbale ayaa Deeq lacag ah oo katimid Jaaliyada Waqooyiga Gobalka Galgaduud waxaa ay Gudoonsiiyeen Inkabadan 100 Qoys oo ah dadka ay Abaaruhu saameeyeen
Kawac Gudiga Gurmadka iyo Maamulka Lambaradaan si aad u caawiso Walaalahaaga ay abaartu saameysay
Tel: 00252615338355 Guduudow Qasnajiga Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Balanbale
Tel: 00252615314866 Gudoomiyaha Degmada Balanbale Jaamac Xayle
Tel: 00252615517603 Suldaan Cabdinaasir
Tel: 00252615706170 Madaxa arimaha Bulshada Saalax Cabdile
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.