Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo ka Tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo Goordhaweyd Geeriyooday

botan

Ala Ha u Naxariistee waxaa goordhaweyd isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ku geeriyooday Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland oo dhawaan ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xirey oo ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Xildhibaanka ayaa dhaawiciisa loo qaaday dhawaan isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya,kadib markii uu si xun ugu dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo dhanka Maamulka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.