Daaw:Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin

Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin ay kawadeen Deegaanada Hoos yimaada Balanbale, deegaanada biya dhamiska l;aga sameeyey ayaa baahi wayn uqabay biyo iyo cuntaba madaama xoolihii dhaafeen.
Hoos kadaawo warbixintii cabdirisaaq cali deele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.