Dhagesyo:Booqashadii Madaxwaynaha Kenya ku tagay dhoobley oo dowlada soomaliya Wax Ka Ogayd iyo Madaxwaynha Somaliya oo Kenya tagaya

Madaxwayanaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa booqosho aan lashaacin ku tagay xeryaha ciidamada Kenya ee ku lee yihiin Dhoobley soomaliya ciidamadaan oo kamida ciidamada Amisom, Booqashadaan ayaa ahayad midaan Saxaafadaha Kenya,Soomliya iyo kuwa caalamiga ahba waxba kala socon.

Wararka ka imaanaya Madaxtooyada Soomaliya ayaa sheegaya in Dowwlada Soomaliya wax ka ogayd Imaatinka Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata balse aan loo soo bandhigin Saxaafada arimo la xariiro amaanka, Dowlada Kenya ayaa waxaa kajooga soomaliya Ciidamo farabadan oo kamida ciidamada Nabad ilaalinta Africa ee loo yaqaano amisom.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.