Maqal iyo Muuqaal:Barlamaanka Soomaliay oo Meel mariyey Qarar ku Aadan Abaaraha

barlaman

Barlamaanka Soomaliay ayaa Meel mariyey Qarar ku Aadan Qarashka loogu talagay abaaraha meeshay Maraan, waxaana soo gaarey Barlamaanka Soomaliya warar sheegaya in si aan wanaagsanayn loo maamulay qarshaadkii Loogu talagalay abaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.