Wararka Maanta
Muuqaal:Agaasimihii Hore Ee Warfaafinta Somaaliya Oo ka warbixiyey Dhaawac soo gaarey
Agaasimihii hore Warfaafinta Somaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa kawar baxshay dhaawac fudud oo gaaray kadib markii Qarax miino uu haleelay gaari uu saarnaa oo […]
Muuqaal:Ciidamada Boliiska Soomaliya oo Tababar loogu furay Magalada Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in ay kordhin doonaan Tababarada ay siinayaan Ciidamada Booliska dib u habeyna lagu sameyn […]
Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo laabtey iyo Xiriirka Beelaha daga jubbaland oo sii xumaanaya
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safarro uu mmudooyinkii u danbeeyay ugu maqnaa dalka dibadiisa, Imaatinka Madaxwayne axmed […]
Daawo:Somaliland oo Sheegtay Wadahadaladii Khaatumo inay Fashilmeen
Gudiga Wadahadalada Khaatumo iyo somaliland ayaa hargeysa war saxaafadeed ay ku qabteen ay sheegen in shirkii lagu Balan sanaa Burco oo fashilmay madaama Khaatumo ay […]
Safiirkii Soomaliya ee Maraykanka oo sheegay Taariiqda Siyaad Barre wax laqariyo Kawayn
Dowladii Dhexe ee Soomaliya ee uu Hogaaminaayey allaha unaxriistee Madaxwayne Maxamed siyaad Barre markay xukunka qabtay ayuu wuxuu balan qaday in shacabka soomaliyeed ay ka […]
Daawo:5 qof oo Lawaayey ayaa Maydkooda laga soo qufay Xabaal ku taala Mandera Kenya
Wararka Naga soo gaaraya Mandheera ayaa sheegaya in Xabaal wadareed laga helay Degmada Mandheera, xildhibaannada golaha degaanka ee Mandheera ku jira ayaa sheegaya in 5 […]
Daawo:Arday Ka qalin jabisey Gargaarka Dag daga oo Xaflad Loogu qabtey Laascaano
Magaalada Laascaanood ayaa waxaa lagu qabtey Munaasabad ay ku qalin jibeyeen dhalin yaro baratay Gar gaarka dag daga waxaana tobabarkaan bixinayeyn Ururka bisha cas ee […]
Dowlada Soomaliya oo kahortageysa Musuq Masuuqa M Goboleedyada ku sameeyaan Gargaraaka abaaraha
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay waheliyaan Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseeen Xaaji, Wasiir ku-xigeenka Gargaarka iyo […]
Daawo:Wasiiro Bayle oo Kashifay Dad Mushaar iska qadanayey & qaarkodna dalka kamqan yihiin
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa digniin culus u diray dadka mushaarka dowlada iska qaata wasaradahana ka diiwan gashay qaarkoodna dibada jiran […]