Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo laabtey iyo Xiriirka Beelaha daga jubbaland oo sii xumaanaya

madoobe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safarro uu mmudooyinkii u danbeeyay ugu maqnaa dalka dibadiisa, Imaatinka Madaxwayne axmed Madoobe ayaa imaanaysa Xiriirka Beelaha daga jubbaland oo ugu horeyso Beesha Absame oo sii xumaanaya axaana horeyba u xumaa wada shaqeynta kala xariirta beelaha Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.