Daawo:Wasiiro Bayle oo Kashifay Dad Mushaar iska qadanayey & qaarkodna dalka kamqan yihiin

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa digniin culus u diray dadka mushaarka dowlada iska qaata wasaradahana ka diiwan gashay qaarkoodna dibada jiran oo aan soo xaadirin shaqooyinkooda ay ku qornaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.