Daawo:5 qof oo Lawaayey ayaa Maydkooda laga soo qufay Xabaal ku taala Mandera Kenya

Wararka Naga soo gaaraya Mandheera ayaa sheegaya in Xabaal wadareed laga helay Degmada Mandheera, xildhibaannada golaha degaanka ee Mandheera ku jira ayaa sheegaya in 5 Qof oo mid haweeney tahay laga helay Xabaal lagu aasay Bariga Mandheera arrintan waxaa ay soo baxday kaddib markii Carruur Ari jir ahaa ay arkeen lugta qof ka soo jeedda god.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.