Muuqaal:Agaasimihii Hore Ee Warfaafinta Somaaliya Oo ka warbixiyey Dhaawac soo gaarey

Agaasimihii hore Warfaafinta Somaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa kawar baxshay dhaawac fudud oo gaaray kadib markii Qarax miino uu haleelay gaari uu saarnaa oo marayay xaafada taleex ee degmada Hodadn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.