Muuqaal:Ciidamada Boliiska Soomaliya oo Tababar loogu furay Magalada Muqdisho

BOLIIS

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in ay kordhin doonaan Tababarada ay siinayaan Ciidamada Booliska dib u habeyna lagu sameyn doono shaqada Ciidanka Booliska, taasi oo qeyb ka ah qorshaha hormarinta Ciidamada Booliska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.