Dowlada Soomaliya oo kahortageysa Musuq Masuuqa M Goboleedyada ku sameeyaan Gargaraaka abaaraha

madi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay waheliyaan Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseeen Xaaji, Wasiir ku-xigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane iyo Gudiga Abaaraha Soomaaliya ayaa si wadajira maanta u booqdey bakhaarada ay ku jiraan raashin mucaawino ah oo ay ku deeqdey dalalka Turkiga iyo Indoniisiya taasoo loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Madaxda iyo gudiyada abaaraha ayaa sheegay inay qorsheeyeen inaan lamusuq maasuqin raashinkaan madaama horey horey udhacday isdaba maris Maamul goboleed yada ku sameeyeen deeihii abaaraha .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.