Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Maqaalo

jim

Siijoogista Madaxtooyada iyo musharaxnimada Xassan Shiikh Maxamuud waa khalad huwan indha,adayg.

13th September 2016 admin 2

Waxaan jeclahay in aan qormadaan cinwaanka sare leh oo aan la wadaagayo bulshaweynta Soomaaliyeed in aan ku bilaabo maahmaahda Soomaalida oo tiraahda(ISMOOG WELI AQLKII BAY […]

jim

Xassan shiikh waa is caddeyey ee ma ku dooranaynaa? by Jimcaale

15th August 2016 admin 4

Inta aanan dulucda cinwaankaan ka hadlin aan soo qaato murtida tixdaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde(dadka aan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaan,anigaa daroorinahayee dhegahu uma […]

jim

Masaajidka Cali Gaduud ee Degmada Cadale iyo Beerxaani waxaa ka dhacay fal isku mid ah.! By Jimcaale

25th July 2016 admin 0

Tuulooyinka Masaajidka Cali Gaduud ee Degmada Cadale iyo Beerxaani ee Kismaanyo ka tirsan waxaa ka dhacay fal isku mid ah.! Masaajidka Cali Gaduud ee ka […]

jim

Ayaandarada Soomaliya Haysta By Cabdulaahi Jimcaale

20th July 2016 admin 0

Ayaandarada Soomaliya Waxay ahayd 17/07/16 markii ay inta badan bogaga wararka qora soo daabacen wardhiilo ,naxdin iyo argagax lahaa oo ka dhacay Gobolka Bay ee […]

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir Maxaadan ogayn OO UU Kayiri Beesha 6aa(international Community)

2nd July 2016 admin 0

Wali waxaan dhexda uga jirnaa faaqidaada iyo talabixinta ee uu Gancsade cabdi xoosh ashkir uga hadlaayo dhibka,boobka,horumarla’aanta kajirta Soomaliya, Cabdi xoosh baa waxuu warbixintaan kaga […]

Shacabka Caabudwaaq Ayaa Taageero Buuxda umuujiyey Musharax Maxamed axmed(Alagooy)

25th June 2016 admin 0

Waxaa isoo taraya Taagerida uu helaayo dal iyo dibada Musharax Aqoon yahay Maxamed Axmed cabdi Aalogooye oo utaagan xilka Xildhibaanimada Galgaduud gaar ahaan Degmada Caabudwaaq […]

maqa

MAQAAL: GUURKA MUSAAFURKA. W/Q: Maxamed Ibraahim……

10th March 2016 admin 3

Qormadii hore waxaan kaga hadalay  guurka loo yaqaano Qudbosirada waxa aan maantna ka hadli doonaa guurka  ay sameeyaan inta badan raga Qurbaha ka yimaado. Guurka […]

XOG: Beesha Sade oo Midowday iyo Qodobo Masiiri ah oo ay si wadajir ah u soo saareen, “Akhriso”

9th March 2016 admin 16

Xilli maalimihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo ay beesha Sade ku laheyd kulamo isdaba joog ah ayaa hadda waxaa shirarkaasi la isku raacay warmurtiyeed kakooban ilaa […]

Maqaal:Nidaamka Garsoorka ee Soomaaliya Sifo iyo Tilmaan Noocee ah ayuu leeyahay??? W/Q: Maxamed Xuseen Dhagey.

6th March 2016 admin 2

Waxaa la, yaab leh judicierySystem  ama  Nidaamka Garsoor ku sheega somaliya ma, aha mid islaam oo shareecadii oo barax la, a lagu maamulayo culimo aqoon […]

Faalo Taxane ah: QUDBA SIRADA MA MUTCADII SHIICADAY SHABAHDAA?, MISE GIRLFRIEND-KA GAALADA.

5th March 2016 admin 2

GUUR LAGU WAREERSAN YAHAY. waxaa sanadahaan kusoo batay bulsho weynta Soomaaliyeed Guur noocyo badan ah oo aanan horay loo aqoon markii aad ufiirsatana salka kuhayo […]

bardheere

Daawo:Magaalada Baardheere oo ka soo Kabanaysa, Xaaladiii Nolaleed ee ay soo martay.

3rd March 2016 admin 2

Degmada bardheere ee koonfurta fog ee gobolka gedo oo ah Degmada ugu weyn uguna dadka badan Gobol weynaha Gedo ayaa kasoo kabaneyso xaalado nolaleed oo […]

DAAWO:IOM IYO WSSP SHIR AY KUQABTEEN CARDIF UK

25th February 2016 admin 1

Xaflad aad uwayn oo ay soo qaban qaabiyeey uruka aqoonyahanada iyo ardayda Soomaliyeen (WorldWide Somali Students and Professionals) marka lasoo gaabiyana loo yaqaano WSSP  iyo […]

Dhageyso:Xildhbn Magan Wa uu Dhamaday Wada Hadaladi Axmed Madobe ee Waxaa Dhiman Ficil

23rd February 2016 admin 1

Maxamud Cali Magan oo Xildhibaan Ka Tirsan Barlmaanka Somaaliya Sido Kalan Ka So Jedo G, Juboyinka Iyo Gedo ayaa Wax uu Ka Hadlay Siyaasada Is […]

Daawo:Baardheere Dhibaato Kadhalankarta Wabiga Jubba

20th February 2016 admin 3

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa kadigay inaan wabiga jubba dadku qashin ku daadin. xiligaan oo biyaha wabiga jubba yar yihiin oo aynan jirin […]

DAAWO:Banabixii London looga horjeeday Xasuuqii Gedo

11th February 2016 admin 1

In kabadan 300 qof ayaa maanta oo arbaca ah ka horbanan baxay safarada Kenya ay ku leedahay dalka Uk agaar ahaan magalada London dadkaas oo […]

Posts navigation

« 1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes