Ra’iisalwasarayaashii Hore iyo C/Cabdi Shakuur oo qaadacay Dastuurka Cusub
Ra’iisuwasaarayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Cumar Cabdirashiid iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warsaxaafadeed ay wadajir usoo saareen ku qaadacay Dastuurka maanta la.ansixiyey. […]