Xildhibaano ka hadlay Darawalkii Farmaajo oo Muqdisho Lagu La yahay

Fadumo nine

Darawalkii Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa waxaa la basdi goobayaa mudo gaaraysa Sideed cisho.

Xildhibaan Faadumo farax Nine oo kamida aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa ka hadashay maqnaashaha darawalkii Farmaajo, iyadoo dowlada ka codsatay inay baaritaan ku sameeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.