Macalin Maxamuud “Xasan Sheekh Shabaab ayuu Shabaab kale u Diray inay la dagaalaman

macalin

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee Gobolada Dhexe Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro shabaab.

Macalin Maxamuud ayaa sheegay dagaalka lagula jira shabaab inuu ku socdo wadi qaldan, waxuuna qalad ku sheegay qorshaha madaxwayne Xasan ee ah in shabaab loo diro shabaab kale si ay ula dagaalamaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.