Daawo:Xildhibaanada oo Loo Sheegay in Dastuurka Cusub la Soo Gabagabaynayo.

Aadanmadoobe

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa loo qeybiyay Nuqulka kama dambeysta ah ee soo jeedimaha wax ka badalka dastuurka.

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay maalinta Sabti ah in loo codaynayo Dastuurka Cusub ee Vila Soomaaliya gadaal kanriixayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.