Mahad Salaad oo Dagaal ka dhana Balanbal ka wada Muqdisho

Mahadsalaad

Taliyaha Ciidanka NISA ee Soomaaliya Mahad Salaad ayaa hubkii iyo Gadiidkii Ciidamada NISA u daabulay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Wararka laga Helayo qaar kamida Saarakiidha NISA ayaa sheegaya Gadiidkii NISA oo laga tiray astaanka Ciidanka iyo rasaas loo daabulay Magaalada Guriceel waxaana lagu xareeyey Hubkii iyo Gadiidkii Guri ku yaala Magaalada Guriceel .

Hubkaan iyo Gadiidka Dagaalka Mahad Salaad u raray Guriceel ayaa la sheegayaa inuu doonaya inuu ku weeraro Magaalada Balanbal ee Gobolka Galdauud.

Dowlada Soomaaliya walu kama hadlin Ujeedka Mahad Salaad Gadiidkii NISA oo calaamadii Ciidanka Laga Tiray loo geeyey Guriceel.

1 Comment

  1. Waa meeshii ay habar kkntir ku dbammaan lahayd,qaarmadooboow kaalaya waqooyiga Galgaduud.diintaydaan ku dhaartay diyaar ayaa ka idiin yahay,13 kii taangi oo dhulka ku duugnaa ayaa hadda la istaarayaa,hubkooda iyo banziinkoodana waa haystaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.