Daawo:Khayre oo Ka Horyimid Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh

khayre

Ra’iisalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka horyimid Dastuurka Cusub ee Villa Soomaaliya, waxuuna Fariin u diray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Kheyre ayaa ka digay in dalka lagu maamulo kaligii talisnimo waxuuna farriin diray madaxweyne Xasan Sheekh isagoo yiro.

“Waxaan Madaxweyne Xasan Sheekh dib u xusuusinayaa in uusan ka leexan wadadii aan ku baadi goobeynay midnimada Soomaaliya iyo masiir loo dhan yahay, isla markaana uusan iloobin hadaladiisii ahaa in qof kaligiis ah uusan go’aan ka gaari karin masiirka umadda Soomaaliyeed,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Kheyre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.