Wasiiru dowlaha Warfaafinta DFS ayaa garay kismaayo Waxaana Soodhaweeyey Urur JIIJA
Wafdi uu hogaaminayey Wasiiru dowlaha Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska DFS Maxamuud Cabdi ayaa garay kismaayo halkaasna waxaa kusoo dhaweyey masuuliyin katirsan maamulka Jubbaland iyo Gudoomiye […]