Muqdisho:Labo Qof ayaa ku Geeriyootay Bam Lagu Tuuray Goob
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda Suuqa Xaalaha ee Magaalada Muqdisho. […]
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda Suuqa Xaalaha ee Magaalada Muqdisho. […]
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo uu kaga qeybgalayo Shirka waddamada Afrika iyo Japan […]
Kooxo hubeysan ayaa xaley weerar loo maleenayo in uu ahaa Bamb gacmeed ku qaaday saraakiil ka tirsan maamulka Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasoo ay ku […]
Waxaan Halkaan Hambalyo Aroos uga diraynaa Wariye Cabdirisaaq Cali Deelle iyo Marwadiisa Caasho Daahir Faarax Xalay oo Taariikhdu ahayd 25-August-2016 Arooskoodu kadhacay Magaalada Caabudwaaq, Waxaan […]
kadib qarixii,shalay galinkii dambe masuliyiin katirsan naamulka degmada.baardheere lagula eegtay gudaha degmadaasi, ayaa qaar kamid ah masuuliyiintii dhaawacantay xaaladooda caafimaad laga deyrinayaa, halka mid kamid […]
Ciidamada Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo iyo rasaas dabasocotay ku qaadeen Al-shabaab. […]
Gobalka Gedo wuxuu ka mid yahay meelaha ay sida dheeraadka ah u saameeyeen colaadahi sokeeyo. Waxaa si gaar ah dhib u gaaray wax barashada iyo […]
Xassan shiikh oo dadka Soomaaliyeed uusan aqoonin in kooban mooyaane ,wuxuu 2012kii ku guuleystay kursiga madaxtinimada ,wuxuu sameeyey balanqaad uu baarlamaankii doortay hortooda ka akhriyey […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes