Articles by admin
Daawo:Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray jid ah oo laga hirgaliyey Bandarbeyla
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee gobolka karkaar ayaa kormeeray xarumaha Dawladda degmada Bandar-bayla ee gobolka karkaar, Madaxweynaha […]
Farmaajo oo la Guddoonsiiyay Shahaadadii musharaxnimada iyo diiwangalina tartanka Madaxwaynaha oo ku eg Axmada
Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad kursiga madaxtinimo ee dalka ayaa maantay Guddiga Doorashada ka guddoomay shahaadadii tartanka […]
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ayaa Dhagax Dhigay Wadada isku Xerta Degmooyinka Waaberi iyo Xamar weyn
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay Wadada oo isku xirta degmooyinka gobolka Baanadir, Qandaraaska […]
Ciidamada xooga dalka Guutada 9 ee Baardheere oo Kahdlay weerar ay alshabab Kujabiyeen
Al-shabaab ay xaley weerar xoogan ku qaadeen xerada ciidamada milatariga ay ku leeyihiin duleedka degmada Baardheere eegobolka Gedo, dagaal xoogan ayaa Alshabab iyo ciidamada dowladda […]
Shirkii Kampala 2011 iyo laba shariif iyo damacooda manta in ay afar sano hoggaamiyaan Soomaaliya wax na qabtaa miyaa!? W/Q Jimcaale
Waxaa aan duugoobin waa taariikhda ,ayyada ayaa is qorta lama qarin karo ,ciddii isku dayda in ay been ka sheegta ayyadaa ku ceebowda,waxaa I hor […]
Daawo:Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo sheegey in Al-shabab Lagu Jabiyey Kulbiyow
Saraakiisha ciidamada Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabta Kismaayo xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland waxay faa faahin kaga bixiyeen weerarkii Xarakada Alshabab kusoo […]
Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa la kulmay xoola dhaqatada abaaraha saameeyeen
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer shaqo ku marayey gobolada Bari iyo Karkaar ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Bandar-bayla […]
Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo ku kulmay Muqdisho.
Madaxweyniii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole) haatana kamid ah Xubnaha aqalka Sare ee dalka islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa maanta Xarunta […]
Koox Hubeeysan oo Caawa qof Rayid ah kudilay Degmada Hodan gobolka Banaadir
Koox ku hubaysan Bastoolado ayaa Xaafadda kasoo bal balare ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin shacab ah oo daganaa Xafadaas, ninkaan ayaa […]