Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ayaa Dhagax Dhigay Wadada isku Xerta Degmooyinka Waaberi iyo Xamar weyn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay Wadada oo isku xirta degmooyinka gobolka Baanadir, Qandaraaska dib loogu dayactirayo wadadaasi ayaa waxaa gacan ka geysaneyso Dowladda Turkey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.