Farmaajo oo la Guddoonsiiyay Shahaadadii musharaxnimada iyo diiwangalina tartanka Madaxwaynaha oo ku eg Axmada

Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad kursiga madaxtinimo ee dalka ayaa maantay Guddiga Doorashada ka guddoomay shahaadadii tartanka kaddib, markii uu buuxiyay sharuudihii looga baahnaa musharax Farmaajo ayaa haysta fursad iyo taageero badan oo ka imaanaysa dhanka Bulshada iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada doorshada Madaxwaynaha Soomaliya Xildhibaan C/rixmaan Cabdulaahi Bayle ayaa sheegay inay diiwaan galinta Taratanka Madaxwaynaha Ku eg tahay Maalinta axmada ah oo taariiqda tahay 28/01/2016.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.