Daawo:Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray jid ah oo laga hirgaliyey Bandarbeyla

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee gobolka karkaar ayaa kormeeray xarumaha Dawladda degmada Bandar-bayla ee gobolka karkaar, Madaxweynaha Puntland ayaa xariga ka jaray waddo halbowle ah oo la hirgaliyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.