Koox Hubeeysan oo Caawa qof Rayid ah kudilay Degmada Hodan gobolka Banaadir

toogasho

Koox ku hubaysan Bastoolado ayaa Xaafadda kasoo bal balare ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin shacab ah oo daganaa Xafadaas, ninkaan ayaa ladilay Maqrib kadib Kooxdii Dilka geysatay ayaa ka baxsaday Goobtii ay Dilka ka geysteen dhacdooyinkaan ayaa waxay caadi ka noqdeen Magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.