Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo ku kulmay Muqdisho.

Madaxweyniii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole) haatana kamid ah Xubnaha aqalka Sare ee dalka islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa maanta Xarunta Madaxyooyada villa Soomaliya kula kulmay Madaxweyne Xasan Shiikh maxamuud oo asna ah Musharax Madaxweyne.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Xubnaha Labada aqal ee ka imaanaya deeganada Maamulka Puntland oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya, waxaa kulanka diirada lagu saaray arrimaha doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya saxaafadana dibada kajoogtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.