Ciidamada xooga dalka Guutada 9 ee Baardheere oo Kahdlay weerar ay alshabab Kujabiyeen

ciidan

Al-shabaab ay xaley weerar xoogan ku qaadeen xerada ciidamada milatariga ay ku leeyihiin duleedka degmada Baardheere eegobolka Gedo, dagaal xoogan ayaa Alshabab iyo ciidamada dowladda soomaaliya kudhexmaray xeradaas dagaalkaan ayaa laysku adeegsadeen hubka culus waxana daryanka madaafiicda laga maqlayay gudaha degmada Baardheere.

Farax Maxamed Turbac iyo Maxamed aweys oo kamida ciidamada qalabka sida ee Baardheere ayaa kawaramay qasaaraha uu dagaalka geystay waxuuna sheegay inay kadileen labo dhawiciinaa ay la carareen ciidamada Baardheerena wax soo gaaray majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.