Articles by admin
Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa la kulmay xoola dhaqatada abaaraha saameeyeen
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer shaqo ku marayey gobolada Bari iyo Karkaar ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Bandar-bayla […]
Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo ku kulmay Muqdisho.
Madaxweyniii Hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole) haatana kamid ah Xubnaha aqalka Sare ee dalka islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa maanta Xarunta […]
Koox Hubeeysan oo Caawa qof Rayid ah kudilay Degmada Hodan gobolka Banaadir
Koox ku hubaysan Bastoolado ayaa Xaafadda kasoo bal balare ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin shacab ah oo daganaa Xafadaas, ninkaan ayaa […]
Ciidamada Kenya iyo AShabaab oo uu dagaal Kulul ku dhexmaray deegaanka Kulbiyow
Dagaal saaka aroortii xiliga Salaada Subaxnimo Ku dhexmaray alshabaab iyo Ciidmada Kenya Deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay […]
Maxay kula tahay doorashada Madaxweyne Soomaliya ee 8 febaraayo? W/Q Saabir Honest
ka hor maalmo kooban oo naga xigto doorashada Madaxweyne ee dalka Somalia waxaa jiro dhaqaale ay bixinayaan Wadamada Ethiopia iyo Kenya taas oo ay ku […]
Kulan looga hadlaayo hormarinta Amniga Degmada Baardheere lagu qabtay
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Baardheere oo waheliyaan Xildhibaano,Amisom,maamulka Gobolka Gedo iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Baardheere ayaa kadhacay Degmada Baardheere, kulankaan […]
Maqaal:Afarta cadaw oo Caabudwaaq nabadda u diiday ee aan qarsoonayn.! W/Q,LiibaanGuulwade
Wax kasta ee dhaca ama dhacdo kasta oo timaada ee dhibaato wadata waxay leedahay sabab,markii la ogaado qodadeed iyo inta ay la, eg tahay,waxay u […]
Madaxwaynaha Puntland oo gaaray degmada qadiimiga ah ee xaafuun
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayey ayaa gaaray degmada xaafuun ee gobolka Kar-Kaar Puntland halkaas oo shacabka iyo maamulka degmadaasi […]
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo eed kala dul dhacay Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh iyo Somaliya Waxaa Ka Taliya dadyow Shisheeye oo fadhigoodu yahay Xalane”
Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa ka warbixiyay Safar uu ku Bishii hore ku tagay Magaalada […]
Daawo:Raisulwasaarihii Hore ee Soomaliya oo Ka Tanasulay Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha Soomaliya
Raisulwasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta magaalada muqdisho kaga dhawaaqay in uu ka tanasulay Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaliya ,islamarkaana u tanasulay Musharax […]
Fiirso:Muqdisho Maydka Qof Rag ah oo kusoo Caariyey Xeebta Jasiira”Sawiro”
Qof Rag ah oo dadiisa Lagu qiyaasay inay kawayan tahay 50 Jir ah oo kusoo caariyey Xeebta Muqdisho ayaa lagu arkay Xeebta Jasiira, Bulshada Muqdisho […]