Articles by admin
Qormo aad u xiiso badan oo ku saabsan asalka hidaha dadka 5oomaaliyeed.
Asc:- Hurdo wacan dhamaan bahdaan ka beermoow warsan Iyo weersan Insha allaah Aamiin. ‘ Aqriste sannadii 2013-kii, ayaa wadanka Ethiopia gaar ahaan deegaanka ay Canfartu […]
Dowlada Soomaliya ayaa talaabo adag qaaday oo Hanti Dhowrikii Guud Dr-Nuur Faarax Jimcaale Oo Caawa Xilii laga Qaaday
Hanti Dhowrihii Qaranka Soomaaliya Dr-Nuur Faarax Jimcaale ayaa caawa Xilkii laga Qaaday ka dib Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu Shir-gudoominayey Ra’iisulwasaare Xasan […]
Waxaa Aas-Qaran oo loo sameeyey Allaha Unaxariistee Wasiir Siraaji Video+Sawiro
Allaha u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, Aaska Marxuumka […]
Muuqaal:Xildhibaan Yuusuf Xasan oo Ku Guuleystay Doorashadii Deegaanka Kamakunji
Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa ku guuleystay doorashadii is reeb reebka deegaanka Kamakunji ee xisbiga Jubilee, isaga oo ka adkaaday mudanihii hore ee deegaanka Kamakunji, Simon […]
Dhagesyo: Caabudwaaq oo ka hortimid doorashadii Madadaxweynaha Galmudug Xaaf
Waxgaradka Waqooyiga Gobalka Galgaduud ayaa ka soo horjeestay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Shalay lagu Doortay Dagmada Cadaado, Waxgaradka iyo […]
Madaxweyne Soomaliya Oo Dalka dib Ugu soo Laabtey
Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu iminka kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, madaxweynaha ayaa soo […]
Hanti Dhowraha Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geerida Wasiir Cabaas
Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u Naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Holaha Guud iyo Dib u […]
Muuqaal:Xubnaha Aqalka Sarre ayaa Lacag kuwareejiyey Gudiga abaaraha
Xildhibaanada Aqalka Sarre ayaa lacag ay iska ruuriyeen ku wareejiyey gudiga Abaaraha Soomaaliya, gudiga abaaraha ayaa umahad celiyey xildhibanada Aqalka Sarre sida ay u gar […]
Maalinta Xuriyada Saxaafada Aduunka oo ku beegan 3may ayaa lagu qabtay Magalada kismayo.
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimay islamarkaana uu soo qaban qaabiyey Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliyed ee Nusej Maahir Jaamac Aadan sidoo kalana ay […]
Daawo: Nin Maydkiisa Muddo Dheer Ka Dib Laga Helay Gobolka Hawd
Qof Mayda oo in ka badan Bil maydkiisa iska yaalay guri aqal soomaliya ayaa la helay waxaana loo malaynaya in maydkiisa uu sababaya abaaraha kajira […]