Muuqaal:Xildhibaan Yuusuf Xasan oo Ku Guuleystay Doorashadii Deegaanka Kamakunji

kenya

Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa ku guuleystay doorashadii is reeb reebka deegaanka Kamakunji ee xisbiga Jubilee, isaga oo ka adkaaday mudanihii hore ee deegaanka Kamakunji, Simon Mbugua, Xoghayaha guud ee Jubilee Rapheal Tuju, oo ku dhaawaaqay natiijada doorashada, ayaa sheegay in Yuusuf Xasan uu ku guuleystay doorashadii xisbiga, islamarkaana uu doorashada guud u matali doono xisbiga Jubilee e madaxweyne Kenyatta.

Deegaanka Kamakunji waa deegaanka ay ka tirsan tahay xaafadda Islii ee Soomaalida ay degto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.