Dhagesyo: Caabudwaaq oo ka hortimid doorashadii Madadaxweynaha Galmudug Xaaf

xafsade

Waxgaradka Waqooyiga Gobalka Galgaduud ayaa ka soo horjeestay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Shalay lagu Doortay Dagmada Cadaado, Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka Waqooyiga Galgaduud oo maanta kulan ku yeeshay Dagmada Caabudwaaq ayaa Sheegay inay Taageeri dooonin Maamulka uu Hogaaminayo Madaxweyne Xaaf ayna Sheegeen Doorshada ka Dhacday Cadaado ay tahay Mid ay Wateen Shaqsiyaad gaar ah oo aan Matali Karin Beelaha Gobalada Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.