Madaxweyne Soomaliya Oo Dalka dib Ugu soo Laabtey

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxa uu iminka kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, madaxweynaha ayaa soo gaabiyey safar uu ku joogay wadanka aan deriska nahay ee Itoobiya si uu kaga qeyb gallo aaska wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska dalka marxuum Siraaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.