Hanti Dhowraha Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geerida Wasiir Cabaas

hanti

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u Naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Holaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka Soomaaliya.

Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in shilkaas uu yimid kadib markii ay kala shakiyeen ilaaladiisa iyo kuwa Wasiirka la dilay kadibna ay Rasaas isweedaarsadeen.

Waxuuna sheegay in uu aad uga xun yahay dhimashada Wasiir Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.