Waxaa Aas-Qaran oo loo sameeyey Allaha Unaxariistee Wasiir Siraaji Video+Sawiro

Allaha u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, Aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay Qaar ka mid ah Madaxda Qaranka oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.

siraj

siraj

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.