Muuqaal:Xubnaha Aqalka Sarre ayaa Lacag kuwareejiyey Gudiga abaaraha

Xildhibaanada Aqalka Sarre ayaa lacag ay iska ruuriyeen ku wareejiyey gudiga Abaaraha Soomaaliya, gudiga abaaraha ayaa umahad celiyey xildhibanada Aqalka Sarre sida ay u gar gaareen walalahooda abaarta saameysey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.