Articles by admin
Baydhabo:Maamulka Koonfur Galbeed oo Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ciidamada
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxauu ku qabtay Magaalada Baydhabo Munaasabad lagu dhiiragalinaayo Ciidamada Booliiska ee maamulka Koonfur Galbeed, Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Maamulka […]
Daawo:Gabar 3 Jir Oo Gurigooda Laga Xaday, Ka Dibna Maydkeeda La Helay
Ilmahan yar meydkeeda ayaa la sheegay in laga soo qaaday meel aan ka fogeyn guriga qoyska ay ka soo jeedo, Ciidamda booliiska Laascanood ayaa helay […]
Dhageyso:Dawladda Somalia oo dagaal Balaaran ku qaaday Al- Shabaab
Ciidamada Milateriga Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dhexmaray ciidamada Soomaliya iyo Koodii Alshabaab dagaal culus oo dhinacyao badan […]
Maqal iyo Muuqaal:Midowga Yurub ooWar kasoo saaray Markii Dabku ku qabsadey Xeebaha Puntland
Qarax weyn ayaa laga maqlay markab Marayay xeebaha Puntland ee Soomaaliya Waxaana la arkayay olol Weyn Oo Muddo socday, Markabkaan ayaa ahaa kuwa dagaalka lama […]
Qiiqa iyo Uurda oo Cirka Isku Shareerey Dekada Berbera “Sawiro”
Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana […]
Ceelwaaq:Qarax Hawada lagalay gadiidka Ciidmada Kenya
Wararka ka imaanayo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo Gadiidka Ciidamada Kenya qarax Miino oo dhulka lagu aasay lagula beegsaday […]
Daawo:Xasilooni iyo Nabad galyo Laga dareemayo Degmada Garbahaarey
Magaalada Garbaarey ahna xarunta Gobolka Gedo ayaa maalin maalin kadambaysa horumar ka sameynaysa xaga Amniga waxaana soo badanayaa ganacsatada maal gashanaysa magaalada Garbaharey. Gudoomiyaha gobolka […]