Daawo:Xasilooni iyo Nabad galyo Laga dareemayo Degmada Garbahaarey
Magaalada Garbaarey ahna xarunta Gobolka Gedo ayaa maalin maalin kadambaysa horumar ka sameynaysa xaga Amniga waxaana soo badanayaa ganacsatada maal gashanaysa magaalada Garbaharey. Gudoomiyaha gobolka […]