Maqal iyo Muuqaal:Midowga Yurub ooWar kasoo saaray Markii Dabku ku qabsadey Xeebaha Puntland

mar

Qarax weyn ayaa laga maqlay markab Marayay xeebaha Puntland ee Soomaaliya Waxaana la arkayay olol Weyn Oo Muddo socday, Markabkaan ayaa ahaa kuwa dagaalka lama oga qasaaraha Soo Ka dhashey lakiin war kasoo baxay Midowga Yurub ayaa sheegay in shaqaalihiii markabkan dabku qabsaday aan waxba soo gaarin.

Gudoomiyaha Gardafuul oo gaarey degaanka dabku ka kacay ayaa sheegay inuu taagan yahay meeshii markabka wax kusoo gaareen oo bada dhexdeeda ah wax raad ah oo ka muuqdana aysan jirin.



eu

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.