Dhageyso:Dawladda Somalia oo dagaal Balaaran ku qaaday Al- Shabaab

canood

Ciidamada Milateriga Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dhexmaray ciidamada Soomaliya iyo Koodii Alshabaab dagaal culus oo dhinacyao badan leh.

Dagaalka aya kasoo bilowday Xarun goboleedka Hir shabeele ee Jowhar waxaana hogaaminaayey amaan duulaha Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood waxaana kooxdii Alshabab laga saarey Tuulooyin dhowra oo ka mid Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.