Daawo:Xasilooni iyo Nabad galyo Laga dareemayo Degmada Garbahaarey

Magaalada Garbaarey ahna xarunta Gobolka Gedo ayaa maalin maalin kadambaysa horumar ka sameynaysa xaga Amniga waxaana soo badanayaa ganacsatada maal gashanaysa magaalada Garbaharey.

Gudoomiyaha gobolka Gedo iyo kan dagmada Garbahaarey ayaa dadwaynaha kula caawiyey goobaha bulshda iskugu yimaadaan ee degmada garbaaharey, wariyaha caalmiga ee warbaahinta qaranka Cumar Cali daruus Axmed ayaa camerada la dhex qaaday dadwayinii ku caweynaayey magaalada Gabahaarey ayoo sheegey in magaaladau amaan tahay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.