Qiiqa iyo Uurda oo Cirka Isku Shareerey Dekada Berbera “Sawiro”

Wararka aan kahelayno magaalo xeebeedka Berbera ayaa sheegay inuu dab ka kacay dekada Berbera, Dabka ayaa ka kacay dekada Berbera qaybta la dhigo konteenarada Waxaana gubtay Mid kamida Konteenarada Dekada Berbera Yaala lama garanayo sababta keentay dabkaan inuu kaco.

Mana ahan markii ugu horeysay oo Berbera dekadeeda uu dab kaco, ilaa iyo hada majiraan wax wara oo kasoo baxay maamulka dekada Berbera iyo Booliska.
dab

dab

dab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.