Ceelwaaq:Qarax Hawada lagalay gadiidka Ciidmada Kenya

Wararka ka imaanayo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo Gadiidka Ciidamada Kenya qarax Miino oo dhulka lagu aasay lagula beegsaday Duleedka Dagmada Ceelwaaq.

Sida uu kusoo waramaayo Wariyaha uga soo warama Gedotimes degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada ay soo gaartay qasaaro lama oga intay dhan tahay dhimashada iyo dhaawaca.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.