Baydhabo:Maamulka Koonfur Galbeed oo Munaasibad Lagu Dhiirigalinayo Ciidamada

bolis

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxauu ku qabtay Magaalada Baydhabo Munaasabad lagu dhiiragalinaayo Ciidamada Booliiska ee maamulka Koonfur Galbeed, Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Maamulka Gobolka Bay,Saarakiil ka sacota Dowlada Soomaliya,Amisom iyo xildhibaano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.